Nadaara Show
Nadaara Show
  • Видео 1 681
  • Просмотров 61 090 462

Видео

Warar xiiso leh Sucudiga oo caawa war lala yaabay soosaaray cajiib!! Israil oo caawa cashar cusub
Просмотров 50 тыс.12 часов назад
Warar xiiso leh: Sucudiga oo caawa war lala yaabay soosaaray cajiib!! Israil oo caawa cashar cusub loogu dhigay daanta galbeed, Wadahadalada berito dooxa uga furmaya Xamaas iyo israil.
Warkii hore war soodhaaf:Putin oo hadal yaab leh ka sheegay Taalibaan, iyo Macalinka weyn oo yaaban,
Просмотров 50 тыс.18 часов назад
Warkii hore war soodhaaf: Putin oo hadal yaab leh ka sheegay Taalibaan, iyo Macalinka weyn oo yaaban, Dagaalkii Gasa iyo wixii ka soo kordhay iyo warar kale.
Dagaal aad uqaraar oo kasocda Shujaaciya, Muqaawamada oo sheegtay inay guul weyn gaareen, faah faahi
Просмотров 54 тыс.2 часа назад
Dagaal aad uqaraar oo kasocda Shujaaciya, Muqaawamada oo sheegtay inay guul weyn gaareen, faah faahin cajiib ah, iyo warar kale oo xiiso leh.
Xaalad adag ayaa lagalay, Turkiga iyo Jarmalka oo ay kadhex qaraxday, Erdogan oo siweyn ucarooday,
Просмотров 60 тыс.2 часа назад
Xaalad adag ayaa lagalay, Turkiga iyo Jarmalka oo ay kadhex qaraxday, Erdogan oo siweyn ucarooday, Faah faahinta warkan xiisaha leh iyo warbixino kale.
Natenyahu iyo Yaxya Sinwar oo is-haya Qorshe cusub ooxabad joojin ah oo loogudbiyay israil iyo Xamas
Просмотров 49 тыс.2 часа назад
Natenyahu iyo Yaxya Sinwaar oo ishaya Qorshe cusub oo xabad joojin ah ayaa loogudbiyay israil iyo Xamaas, Vidio kale ayay caawa Alqasaam soo dirtay, iyo Putin iyo Erdogan oo kulmay.
Xog Muhiim ahTaaliban oo mareykanka kadalbatay inuu siidaayo Gacan yarihii Binladin Macalinka yaabay
Просмотров 59 тыс.2 часа назад
Xog Muhiim ah: Taalibaan oo mareykanka kadalbatay inuu siidaayo Gacan yarihii Bin ladin, Macalinka weyn oo dhagaha taagay iyo wararkii ugu dambeeyay gasa
Xaalad adag oo kajirta gudaha israil,Kudhawaad kun Sarkaal oo israiliyiin ah oo shaqada katagaya iyo
Просмотров 61 тыс.4 часа назад
Xaalad adag oo kajirta gudaha israaiil,Kudhawaad kun Sarkaal oo israaiiliyiin ah ayaa lasheegay inay shaqada ciidamada katagayaan,Alyaasiin walaga qeyliyay, iyo warbixino kale
Faah-faahinta Vidiowgii cajiibka ahaa ee maanta laga baahiyay Aljazeera ee kayimid Alqasaam, iyo
Просмотров 55 тыс.4 часа назад
Faah-faahinta Vidiowgii cajiibka ahaa ee maanta laga baahiyay Aljazeera ee kayimid Alqasaam, Marwykanka oo weeraray Xuutiga, iyo gargaar aan xaadi aheyn oo loo diray Gasa.
Natenyahu oo yaaban:Jeneraalada ugu sareeya Ciidamada israil oo sheegay inay doonayaan kabixida Gasa
Просмотров 60 тыс.4 часа назад
Natenyahu oo yaaban: Jeneraalada ugu sareeya Ciidamada israaiil oo sheegay inay doonayaan inay ciidamadood kala baxaan Gasa xitaa hadii Xamaas maaulkeeda uu kashaqeynayo halkaas,
Xog Muhiim ah:Maxaadan ogeyn oo laqarinayaa Kulankii xalay kadhacay Ankara, Turkiga Somalia itobiya.
Просмотров 65 тыс.7 часов назад
Xog Muhiim ah: Maxaadan ogeyn oo laqarinayaa Kulankii xalay kadhacay Ankara, Turkiga, Soomaaliya iyo Itoobiya, maxay qoreen warbaahinta Turkiga, iyo wararkii ugu dambeeyay Xuutiga iyo Gasa.
War hayaay!! Dawladaha khaliijka oo la soo baxay qorshe cajiib ah,# Vidio cusub dagaalka Shujaaciya
Просмотров 55 тыс.7 часов назад
War hayaay!! Dawladaha khaliijka oo la soo baxay qorshe cajiib ah,# Vidio cusub dagaalka Shujaaciya iyo wararkii ugu dambeeyay Gasa.
Wasiirka Gashandhiga Israil ayaa jeediyay hadal kayaabiyay israiiliyiinta wacdaraha jeego xiirka iyo
Просмотров 66 тыс.7 часов назад
Wasiirka Gaashaandhiga Israil ayaa jeediyay hadal ka yaabiyay israaiiliyiinta, Jeego xiirka Kuuriya oo mar kale wacdaro dhigay, iyo wararkii ugu dambeeyay Gasa,
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka culus ee kasocda Gasa, Qariirada dagaalka Aljazeera iyo warar kale.
Просмотров 54 тыс.9 часов назад
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka culus ee kasocda Gasa, Qariirada dagaalka Aljazeera oo aad uxiiso badan, khasaaraha gaaray israil, xogta diyaaradii Turkigu shidaalka udiiday, iyo warar kale.
Deg Deg: arin layaab leh ayaa ku qabsatay Turkiga diyaarad Rakaab oo ay israaiil leedayay,
Просмотров 55 тыс.9 часов назад
Deg Deg: arin layaab leh ayaa ku qabsatay Turkiga diyaarad Rakaab oo ay israaiil leedayay, masuuliyiinta israil ayaa siweyn uga carooday falkaas, tolow Turkigu muxuu samaaeeyay, war xiiso leh, iyo warar kale
War Farxad leh ayaa ka soo kordhay Kaamkii ay shacabka Soomaaliyeed ka sameeyeen Gasa,iyo warar kale
Просмотров 48 тыс.12 часов назад
War Farxad leh ayaa ka soo kordhay Kaamkii ay shacabka Soomaaliyeed ka sameeyeen Gasa,iyo warar kale
Madaxa sirdoonka Turkiga ayaa taleefoonka kula hadalay hogaamiyaha xamaas, xog muhiim ah
Просмотров 63 тыс.12 часов назад
Madaxa sirdoonka Turkiga ayaa taleefoonka kula hadalay hogaamiyaha xamaas, xog muhiim ah
Cajiib: Sawirada hogaamiyaha Xamaas ee Gasa Yaxya Sinwaar ayay sooqaateen reer Newyork yaab
Просмотров 48 тыс.12 часов назад
Cajiib: Sawirada hogaamiyaha Xamaas ee Gasa Yaxya Sinwaar ayay sooqaateen reer Newyork yaab
Taliyaha Ciidamada israil ee ka dagaalamaya Gasa ayaa qiray Geesinimada dagaalyahanada Xamaas cajiib
Просмотров 66 тыс.12 часов назад
Taliyaha Ciidamada israil ee ka dagaalamaya Gasa ayaa qiray Geesinimada dagaalyahanada Xamaas cajiib
War Cusub: wafdiga Xamaas ee booqashada ku jooga Ruushka oo caawa war weyn siidaayay #Dagaalkii Gasa
Просмотров 61 тыс.14 часов назад
War Cusub: wafdiga Xamaas ee booqashada ku jooga Ruushka oo caawa war weyn siidaayay #Dagaalkii Gasa
Warbaahinta israiil oo xog-muhiim ah siideysay, tirada Taangiyada Alqasaam burburisay oo laga yaabay
Просмотров 67 тыс.14 часов назад
Warbaahinta israiil oo xog-muhiim ah siideysay, tirada Taangiyada Alqasaam burburisay oo laga yaabay
Turkiga ayaa sheegay in dunida dhawaan uu kaqarxi doono dagaalkii 3aad iyo wararkii shujaaciya
Просмотров 60 тыс.16 часов назад
Turkiga ayaa sheegay in dunida dhawaan uu kaqarxi doono dagaalkii 3aad iyo wararkii shujaaciya
Warar waaweyn oo kasoo kordhay dagaalka Shujaaciya ka socda, Muqaawamada oo guulo sheegatay,
Просмотров 60 тыс.16 часов назад
Warar waaweyn oo kasoo kordhay dagaalka Shujaaciya ka socda, Muqaawamada oo guulo sheegatay,
Shujaaciya oo Taangiyo lagugubay Muqaawamada oowacdaro cusub dhigtay Xuuti oo markab nagta kageliyay
Просмотров 56 тыс.16 часов назад
Shujaaciya oo Taangiyo lagugubay Muqaawamada oowacdaro cusub dhigtay Xuuti oo markab nagta kageliyay
Sirdoonka israil oo arin fool xun laguqabtay, Holand iyo israil oo madaxa isla galay, Taliye ladilay
Просмотров 59 тыс.19 часов назад
Sirdoonka israil oo arin fool xun laguqabtay, Holand iyo israil oo madaxa isla galay, Taliye ladilay
Xaalada gobolaka bariga dhexe oo caawa mar kale meel sare gaartay, Erdogaan oo uhanjabay Natelyahu
Просмотров 59 тыс.19 часов назад
Xaalada gobolaka bariga dhexe oo caawa mar kale meel sare gaartay, Erdogaan oo uhanjabay Natelyahu
Sheeko yaab leh: Hooyo Falastiiniyad ah iyo Eey ay wateen ciidanka israil waxa kala qabsaday iyo
Просмотров 69 тыс.19 часов назад
Sheeko yaab leh: Hooyo Falastiiniyad ah iyo Eey ay wateen ciidanka israil waxa kala qabsaday iyo
War Cusub oo hada soodhacay:Saldhigii milatariga israil ee uu dabku ka kacay oo uu war kasoo kordhay
Просмотров 49 тыс.21 час назад
War Cusub oo hada soodhacay:Saldhigii milatariga israil ee uu dabku ka kacay oo uu war kasoo kordhay
Saldhig weyn oo ay ciidamada israil leeyihiin oo uu goordhaw dab kakacay Tolow yaa weeraray
Просмотров 46 тыс.21 час назад
Saldhig weyn oo ay ciidamada israil leeyihiin oo uu goordhaw dab kakacay Tolow yaa weeraray
Ismaaciil Haniya ayaa jeediyay goordhaw hadal kanixiyay israil kana Farxiyay Falastiniyiinta iyo
Просмотров 61 тыс.21 час назад
Ismaaciil Haniya ayaa jeediyay goordhaw hadal kanixiyay israil kana Farxiyay Falastiniyiinta iyo

Комментарии

  • @cabdixakiinmaxamed3503
    @cabdixakiinmaxamed3503 6 минут назад

    Asc marka hore sxb nadara warkani waa kii khamiista dagaal cuma waxa u ka socday gaza marka dagaalkii ma joogsaday mise waa socda

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 9 минут назад

    Allah ha jebiyop yuhuud iyo sxibadeeda sahyuuniyadda. allah nasri degdeg ah oo xornimo ah ha siiyo reer falasdhiin oo maqaawamada haku guuleeysiiyo falasdhiin oo dowlad xor ah. Aamiin.

  • @braziliano12
    @braziliano12 10 минут назад

    Allaha jabiyo yahuud

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb 11 минут назад

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @CabudulaahiAxmed
    @CabudulaahiAxmed 19 минут назад

    Nadaaroow Yahya sari IC muxuusheegay

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 22 минуты назад

    Xamaas rag rag dhalay idin jecleyaa guul baan idiin Ramayana

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 22 минуты назад

    Wcs

  • @bashiradan3394
    @bashiradan3394 23 минуты назад

    Asc.haji...jimca.wanagisani

  • @user-qi2dy9ym9e
    @user-qi2dy9ym9e 25 минут назад

    Asc nadaara yuhuuda hada waa jilicsantahay ilaaheey waxaan ka baryaa inlaga guuleeysto

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 25 минут назад

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 25 минут назад

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestinian

  • @gaagaale71
    @gaagaale71 28 минут назад

    Yuhuud xulufadooda allow jabi jabxun carar cabsi fg shaydaan biden waa qasaaray qasaaro xun xabad jioojinta waxaa cad inay jabeen ayaa ka xun

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 29 минут назад

    Labaduba waa cadawga Palestine midna umaan codayn anigu

  • @user-zp5pm5nu5c
    @user-zp5pm5nu5c 31 минуту назад

    Wararka rer galbeedka haka waramiin o ha hor ordin

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 33 минуты назад

    ❤eran guul weyn❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 34 минуты назад

    Jimce wanagsan ......

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 35 минут назад

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta +ruushka.......alahu akbar...

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 37 минут назад

    SHARAF DHAC WEEYE, IN SHIRKA QATAR AY YUHUUD U DIRTO NINKA SIRDOONKA HEYSTA, HADDABA XAMAAS WA IN AY U DIRTO, HAL NIN OO SARKAAL SARE AH.

  • @Saynabmaxameddaahir
    @Saynabmaxameddaahir 37 минут назад

    Nadaar shukuran

  • @user-io6xu1hb2d
    @user-io6xu1hb2d 43 минуты назад

    hindiga nijaaska ah bax dheh

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 44 минуты назад

    WAAN KUSALAMAY USTAAD NADAARA WAXAAN ISWEYDIIYAA SABABTA SHUCUUBTA SHIICADA AY HIIL IYO HOOBA USIIYAAN SHACABKA REER GAZA IYO FALASTIIN OO SUNNI AH HALKA KUWA XUKUMA SHUCUUBTA ISLAAMKA KHAASATAN KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED OO WELIBA DERIS LA AH REER FALASTIIN AY TAAGEERO DADBAN IYO MID TOOS AHBA USIIYAAN YUHUUDDA IYO MARAYKANKA ARRINTAAS INAAD BARNAAMIJ KASAMAYSO AYAAN KAA CODSANLAHAA USTAAD NADAARA MAHADSANID MUDANE

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 45 минут назад

    Allahuma ansur falastin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 46 минут назад

    allow jabi isreal aamiin yarabi

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 46 минут назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 47 минут назад

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct 47 минут назад

    Asc sxb allaah hanoka xafido bi idmillah

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 50 минут назад

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 54 минуты назад

    masiibo iyo burbur allah ku rido yahuud mareykan aamiin illaabow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 55 минут назад

    Wcs adher اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 57 минут назад

    Scwb jumcatul mubaarik Ilahey musliminta quluubtooda ha mideyo yuhuud macalinka iyo xertaba daaqadaha aduunka allaha ka saaro Amin ya rabi

  • @abdicaadi6010
    @abdicaadi6010 Час назад

    𝕒𝕤𝕔 𝕟𝕒𝕕𝕒𝕣𝕒 𝕨𝕔𝕤 𝕦𝕘𝕒𝕤 𝕗𝕒𝕝𝕒𝕤𝕥𝕚𝕚𝕟 𝕘𝕦𝕦𝕦𝕝 𝕚𝕪𝕠 𝕘𝕠𝕓𝕠𝕟𝕚𝕪𝕠 𝕚.𝕒❤❤❤

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u Час назад

    Insha Allah Gaza guuul macalin nadaarow sxb insha

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Час назад

    Khiyaamo yuhuud halis iga dheh

  • @safiaabdulle3827
    @safiaabdulle3827 Час назад

    Reer falastin Allaha u gargaaro guul Allaha siiyo dhibaatada Allaha Ka dul qaado yahuudina jab iyo hoog iyo balambal aysan Ka waaqsanin Allaha ku rido jahanama iyo jaxiima Allaha dhexda Ka geliyo Aamiin yaa Rabbi

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Час назад

    Guul falestine

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 Час назад

    Qofki kuu hiiliso adigoo yaaban lama iloobi karo aduun iyo aaqiro janada allaha ugu bishaareeyo intii u hiilisay falastiin meeqaan u hiiliyey aniga hadana isla anigii hilfaha ii qaadeyn aadane lee maahinoo maryooleey lee maahinoo isku nooc maahan falastiin wax abaal loo galo ayadaa ugu fiican ilaahow falastiin garab sii iyo inta u hiilisay wey dhibtoodeyn allow dhibka ka saar kuwa ku fiirsanaayo ee dabadhilifka ah siiba carabta waxba ma oga xoolaha wey ka liitaan laakin ilaahey waxuu yiri تلك الايام بين الناس نداولها

  • @Umuqays
    @Umuqays Час назад

    Marwalba anigu shaki weyn baan kaqabaa heshiiskaan gaaladaan lama aamini karo ilaahay baa khayaanadooda noo sheegay Sikastaba ha ahaatee ilaahay waxaan ka baryayaa nasri iyo guul xag alle ka timid inuu siiyo walaalahay reer falastiin. Gaalana alle jebiyo hoog iyo halaag , iyo dhulgariir iyo guuldaro kurido iyo tafaraaruq dhexdooda ah. Ilaaha dadka muslimiinta ah ee ehelu iimaanka ah gacantoo mida sareysa kadhig

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Час назад

    By hindi😂

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Час назад

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Час назад

    Yemen ma aadi doonaan xamaas

  • @user-zq7nb9oz9i
    @user-zq7nb9oz9i Час назад

    ASC ASXBTA WAA BATALALE BODHARI BARBARA ILASODHAWEYA SUXUFIGEENA RUUG CADAGA AH EE NADARA SHOW

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Час назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Час назад

    Ustaad sharaf iyo karaamo kor kaaga ahaato. ...... Mujaahidiinteenna alle ayaa lajiro

  • @user-el9rm4nk6i
    @user-el9rm4nk6i Час назад

    Wcs nadara

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Час назад

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️👍🏼

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj Час назад

    Ilaahey ha iskudiro yuhuuda Iyo maclinkaweyn guul falastiin jimcamubaarak

  • @ruumiali5495
    @ruumiali5495 Час назад

    haa waaku saxanyahay turkiga wallhi urdugaan❤❤❤❤ waa ninwanaagsan diintiisana ilaalinaayo aabaha turkiga waaye haiska ciliyo gaalada iyagaba diintoodee uqeelinooyaan yaaka aqliyar❤❤

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 Час назад

    Jumca wanagsan dhamaantiin 👋

  • @abdishakurhassan939
    @abdishakurhassan939 Час назад

    Nadaara codkii aaway

  • @user-nm7bd5zn7i
    @user-nm7bd5zn7i Час назад

    Allow guul sii falastiin aamin